Nin Farshaxan-yaqaan ah oo Dad badan ka yaabsaday !! (Daawo Sawirada)

Farshaxan-yaqaan u dhashay dalka Portugal ayaa leh hibo dadka qaarkiis la dhinac-simayaan awood-dabiici ah. Wuxuu shaki gelin karaa dhugashada hore ee aragtida indhahaada. Wuxuuna kugu qasbayaa inaad mar labaad ku laabato si aad u hubsato. Isaga oo 14 jir ah ayaa soo bilaabay xirfadda farshaxanka, Rodrigo Miguel Sepulveda Nunes, oo hadda 36 jir ah. Sannadkii … Continue reading Nin Farshaxan-yaqaan ah oo Dad badan ka yaabsaday !! (Daawo Sawirada)